|

Guddoomiyaha golaha Wakiiladu siyaabaha sharci-darada ah ee uu mansabkii qaranka uga faa’iidaysay ma xukuumadaa ka raaliya?

Gudoomiyaha golaha wakiilada talaabooyinka sharcidaroda ah  ee uu kula kacay xilka qaran ee uu uga faa iidastay  danihiis gaarka ah, tan iyo xigii lafuya uruda siyaasada ee s/land  wxa soo baxayay in hanka siyaasga ah inuu bito oo nin kasta  oo damac lihi uu furto  urur siyaasadeed sidanu ognahay  gudoomiyaha goloha wakiiladu  waxa  uu katirsanaa  xubnihii  xildhibaanada  ee xisbiga UCID uga soo baxay  gobolka saaxil isbahaysigii labad xisbi mucaarad  ayuu ku gaadhay krsiga  gudoomiyaha  wakiilada,qaranka  kaalinta sedexaad waa xubinta ugu saraysa sharcyada ee dalka ,sidaynu ognahay  khilaafkii xisbiga  uu katirsanaaee UCID  go,aankii maxakamada sare  ka dib c/raxmaan ciro iyo xubno kele waxay ku dhawaaqeen urur  siyaasaded  iyagoo ku dhawaaqay inay ka baxeen xisbgii  UCID   waa xuquuq uu muwaadinku leeyahay in uu urur siyaasadeed  ama xisbiga uu doono geli karo  ama samaysan karo  laakiin  si sharciga waafaqsan  uu  u maro  xildhibaanda golaha wakiilada  waxay  ka kakoobanyihiin  82  mudane oo sitoos loo soo doortoey  laguna soo  soo doortay sedexda xisbi  ee UDUB   UCID iyo kulmiye ,xildhibaan qudha oo xisbi kale  ama urur siyaasaded   oo golaha fadhiya hadaba halkan waxaan ku soo bandhigayaa  laba arin oo  uu ku kacay gudoomiye ciro  oo kala ha

1 tabaaloyinka sharcidaro  ee uu ku kacay c/raxmaan ciro

2 –xilka qaran ee c/raxmaan ciro  qaran ka u hayo ee uu uga faa,iidaysto danihiisa shaqsiga iyo  hamigiisa siyaasiga ah

3- c/raxmaan ciro  waxa ilo xogogaal ihi  sheegeen inuu  hor dhigay  golaha wakiilada  meel  marinta lagu  qaybqaybiyo lacago loo loo bixiyay  toobin  si xeerar ka qaar ansixiyo  xeerarkaas  oo shirkado  ay  debada kariixayeen  . waxa  kamida ah  xeerarkii isgaadhsiinta oo uu  lacag dhan $ 12o,ooo si shakhsi ah  uga  qaatay  laba shirkadood  oo ku hirdamayay xeerka

4-dalka jabuuti ugu sugnaa u siyaya $150,000 si aan  xeerka l kootada ah  ee la ansixiyay  aan  mooshin looga daba keenin xeerka  budhcad badeedaka  oo lacag badan ku fadhiyay ,

5- c/raxmaan ciro marka uu debeda u dhoofo  waxa uu loo ururiya  oo ay jaaliyadaha  iyagoo  gudoomiye golaha wakiilada baratikool ahaan  ku feeleeya  ka dibna uu qaadhan  ururkiisa  wadani  ah  u wadaydiisto

6-  c/raxmaan ciro  wax uu si toos ah  ugu isticmaalaa  ururkiisa  wadani  kharashaadka  shirgudoonka  ee  musuqyada dalka  ku jirta  iyadoo  lasheegayay in uu dhwaan mahayada uu $300.000 oo loogu  masaladeeya kharshaadka  baarlamanka  isagoo  intuu xildhbaanad  uqabiyo yidhaahdo wadani  ayaanu galay dheha  sidoo kele na  olalaha  uu ururkiiusu  wado uu  isticmaalo  gaadhiga  labarka dawlada ah ee uu wato  goboladana   waxaan  usoo jeedinayaa  guud ahaan  bulshada jS/land in ay fiiro gaara uyeelato  ay is la markaan ay kataxadiraan  Wadani

Qore: Khadar Jirde Axmed

xikmaawi.410@gmail.com

Comments are closed