|

FARIIN IYO OGEYSIIN KU SOCOTA BEELAHA IRIR SAMAALE

Beryahan sidaas ula socoteeyn wararka soo kordhaya

Way bilaabantay hawshii   Gudi Lagu magcaabo GSMI

GUDIDA SAMAFALKA IYO MIDEEYNTA  beelaha IRIR

Samaale  ay isku baheysteeyn  Odayaal iyo Wax Garad

iyo Aqoon yahano Rag iyo Dumarba leh iyo dhalinyaro

Jaamacadaha dhigta iyo kuwo Dhameystayba  ee ka oo

Jeeda Beelahaas IRIR Samaale  ee gudaha iyo Debedaba

kala   Jooga , waxaana soo saareeyn marka hore  5Tan

Qodob  > looga baahan in uu qofkasti  ka soo qeyb galo

 

ü GUDI uu qaablisan Nabadeeynta iyo DERIS wanaaga

ü GUDI  uu qaabilsan Horumarka  iyo mideeynta IRIR

ü GUDI  uu qaablisan GObolada iyo deegamada IRIR

ü GUDI uu Qaalbisan inay  xidhiidhiyaan B/IRIR samaale

ü GUDI  Baadi koobah Dhaqankii ay laheeyn  B/IRIR

Shantaas qodob  ayey ka duulayaan Belahaas IRIR SAMAALE

Marka hore  ,waxayna  Raadinayaan  Dadkoodii kala lumay

Inay TALLO mideysan yeeshaan  Goboladoodi iyo deegaamada

ay Dib uu dhistaan  Nabad  buuxdana ay  ka soo dabaalaan

 

OGEYSIIN  DADWEYNE KA SOO JEEDA BEELAH IRIR  SAMAALE   

Ee DEGAN Somaliand   Koonfur Somaliya  ,JABUUTI iyo   Hilinka

Shanaad  ee wadanka Ethoopia , iyo  KIINAYA .iyo qurba joogta

Qaaradaha aduunta ku ka la filiqsan waxay idiin ka codsanayaan

Gudigani  IS xil qaamay  FARIINta ay idiin soo DIRAYAAN  in aan

la sahlan aad la soo xidhiidhaan Hawluhu meesha ay marayaan

 

GUULAHA AY GAADHEYN URURKAN GSMI _ Irir Saamaali

Waxay  Xafiisyo ka futeeyn  Wadama badan , Dhowaana

Waxaay imanayaa  Dalka gudiihiisa   iyo   East Africa

Xafiiskii ugu Danbeeyey  waxay Ka furteeyn   Wadanka

CANADA  TORONTO ,ONT   bishan 6dii July 2012   wixii

Faafaahin la soo Xidhiidha  Tef 64776452 99 Ama Xunta

Alberta Canada  780 807 39 77  uu Fadhiyo  Sulaanka guud

 

GUDIDAN SAMAFLA iyo MIDEEYNTU  BEELAAH IRIR SAMAALE

Marka la soo gaabiyo Loo yaqaano (GSMI ) maaha  JABHAD   iyo

Siyaasiyiin Kuri raba oo  Dadkooda beeyn uu  sheegayaha Ama

dhaqaale ku uruursanaya  GUDIDANI  ILAAHAY bay wakiisheeyn

oo noo fudideeyey  Inaanu Dadkii Baadi Koobno oo jahaliga  ka

Saarno Gobladoodii iyo Deegamadoodiina aynu dib uu dhisno

****

Ummada Somalida ee Is Xanbaarsan  oo qabiil iyo Beelo uu kala

Baxay 4.5 SAAMI ka khaldan ay colaadu aafeeysay  mar danbe

DADkayga iyo Maatidayada ku dhexe eegi meeyno Rafaadkaas

Qofkii  na doonayaa  ha soo xidhiidho  Ururka  MSMI

 

Qore MMA garyaqaan cawad dooyo

Cawad-22@hotmail.com

Comments are closed