|

Garsoore Cismaan Ibraahim Daahir:Buurmadoow waa lagu waayay denbiyadii lagu soo oogay,balse maxkamada ayaa denbi kale ku heshay(DHEGEYSO)

Hargeysa July 08,2012(SDN)-Maxkamda Gobolka Maroodijeexx ee Hargeysa ayaa maanta xadhig sanada ku riday Boqor Cismaan Buurmadoow oo sida Garsoore Cismaan Ibaraahin Daahir uu noo sheegay lau waayay laba denbi oo xeer ilaalintu ku soo rogtay.

Garsoore Cismaan waxa uu Tafatiraha Guud ee Wararka Somalidiasporanews.com u sheegay in maxkamadu kolkii ay daawatay cajalado muuqaala dhegeysatayna denbiyadii lagu soo oogay ay Boqorka ku oogtay denbi kale oo la xidhiidha aflaagado masuul Qaran.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/garsoore.mp3″]

 

HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA GARSOORE CUSMAAN IBRAAHIM DAAHIR

 

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed