Sheekh Saciid Cali Axmed:Akhawaanku waxa ay Madaxtinimada Masar u halgamayeen 70 sanadood(DHEGEYSO)
Ottawa July 06,2012(SDN)-Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa nooga waramay isbedelada siyaasadeed ee ka dhaqan galay dalka Masar dhawaan ka dib kolkii ay tartanka madaxtinimada dalkaa ku guuleystay Dr Maxamed Mursi.
Dr Maxamed ayaa ka mid ah urur diimeedka siyaasada u ban baxay ee Akhwaanka oo dalkaa mudo 70 sano ah ka dhisnaa isla markaana looga dhaartay in ay jagada dalkaa u sareysa u tartamaan.
Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa waxa uu eega baaxada isbedelakaas iyo saameynta uu ku yeelan karo dunida Islamka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/masar.mp3″]
SDN-Ottawa
contact@somalidiasporanews.com