Ha’yad Gar gaar Digniin ka soo saartay Cuno ayari soo Wejahday Soomaaliya
Nairobi July 06,2012(SDN)-Ha’yada Save the Childeren ayaa sheegtay in roob yari iyo colaadaha Soomaaliya ayaa keeni kart in boqolaal Kun oo Soomaali ah ay soo wejahado cuno yari.
Afhayeenka Ha’yada Save the Children Andrew Wander ayaa saxaafada u sheegay in roob la’aanta ay keentay in durba la dareemo in ay jirto raashin yari soo wejahday degaanada bartamaha iyo koonfurta Soomaaiya.
“Soomaalida 1.4ta million ee haatan ay baro kiciyeen abaaraha iyo colaada ayaa dhibaatada ugu weyni ay ku dhici doontaa hadii cuno yaridu faraha ka baxda”ayuu yidhi Andrew Wander
Hay’ada ayaa soo saartay baaq ay ku dalbayso in gargaar loo qoondeeyo dadka ay raashin yaridu ay ka soo wejahday roob la’aanta iyo colaadaha Soomaaliya.
SDN-Nairobi
contact@somalidiasporanews.com