Dawlada KMG ah ee Soomaaliya oo soo bandhigtay Dastuurkii ay saxiixeen dhammaan saxiixayaashu
Muqdisho June 26,2012(SDN)-Xafiiska Raiisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kolkii u horeysay soo bandhigay Dastuurka iyo sexeexayaashiisa.
Halkan uga bogo xogtan aanu ka helay xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya.
FADLAN GUJJI HALKAN HOOSE SI AAD QORAARKA U AKHRISATO
HDC Final Signed June 22 2012