|

Buurmadoow iyo Wareysiga uu Eeday ee Lagu Maxkamadeynayo(DHEGEYSO)

Hargeysa June22,2012(SDN)-Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida madaxdhaqameed reer Somaliland ayaa in mudo ahba xabsiga ugu jiray ereyo toosina oo uu u jeediyay xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Boqor Buurmadoow ayaa Wareysi uu siiyay shebekedan Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay habdhaqanka Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Siyaasada Xukuumadiisa ee ku wejehan Qadiyada Gooni isu taaga Somaliland.

Hadaba halka hoose ka dhegeyso Wareysiga Boqorbuurmadoow oo bal eeg in uu ku hadlay wax lagu maxkamadeeyo iyo in kale.

 

HALKAN GUJI OO KA BOGO WAREYSIGA BOQOR BUURMADOW

Comments are closed