MADAXDA LAGA AG WAAYO FOQORADA IYO KUWA DULMAN HA LA FADHIISANINA
ILAAHAY BAA MAHAD LEH ,DHAMAANTEEDBA INTAASI KA DIB WAAD SALAAMANTIHII DHAMAANTIIN.
ABUU DARDAA A.KR.WUXUU YIDHI WAXAAN MAQLAY NABIGA S.AW. OO LEH FARXADDA IYO RAALLINIMADA WAXAAD KA DHEX RAADISAAAN (DARYEELKA DADKA TABARTA YAR , WAAYO WAXAA LA IDIINKAGA HIILIYAA (CADOWGIINA )OO LA IDINKU SIIYAA ( RISIQIINA )DADKIINA TABARTA YAR DARTOOD (ABUU –DAAUUD).
QOFKA MADAXDA WAXAA WEEYE SHAQADIISU INUU U GARGAARO KA DULMAN IYO FOQORADA ,NIN DHARAGSANI KUUMA BAAHNA WAXAA UU KUUGU YIMAADAA WAA DIBIRO DHACSI IYO INUU NAAGTIISA IYO DADKA OOGA SHEEKEEYO MDXWEYNIHII BAAN LA JOOGAEY IYO TARAC –TARAC WAXAAN U AQAAN IYO WAA IIMAAN LAYAHAYOO INUU U AG DHAWAADO SANQADHA LACAGTA UMMADA IYO SIDUU QORSHEOOGA DHEX SAMAYSAN LAHAA AMA AARIBOODH HA DHISO AMA WADABAE..
ISKU SOO WADA XOORI NINKA FOQORADA LA FADHIISTA WAA NIN XIGMAD BADAN LA FADHIISTA DHAGEYSTANA KA DULMAN GARTIISA INA GARGAARA WAANA TAASI FARXADA MUUMINIINTU U GAAJAYSAN TAHAY INAY ARKAAN.
WAANA KAASI NINKA CADILKA AHI.
ALLENA WAXAAN KA BARYEYNAA INUU ILAAHAY UMMADEENA KA SOO DHEX SARO KUWAASI OO KALE WAAYO WAANU U GAAJAYSANA NAHAY MADAX CAADILIIN AH.
FUAD JAWI
OTTAWA CANADA