WAJI CUSUB SIYAASAD CUSUB MADAX CUSUB LOOGA MAARMI WAA UCID
manta waxaan dib idiin yara xasuusinaya horaanti xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid iyo kalsonidi lagu qabay iyo hankii hore loogu hayay.
runti waxa aw aha xisbi ku dhisan cadaalad iyo daryeel iyo sinaan si wanaagsan oo bilaa turxaan ah ayuu u mucaaridi jiray dawladii hore e riyale ka madax waynaha aha.
waxaanan odhan kara wu ka duwana sidii ay u dhaqmayeen xisbiga kale ee isna mucaaridka aha e kulmiye sababto ah waxaad odhan karta lexejeclo aan ka hayn kulmiye wadanka aya ka haysay xisbiga ucid.
waxa aw kaw ka aha xisbigi ay kala kulantay dawladii riyaale mucaaridada macquulka ah ee ku keentay inay ku burburiso dawladii dhamayd e riyale.
hadaba maxaa iska badalay xisbigii o runti tan iyo ilama malintii ay xurgufta siyaasadeed dhex martay masuuliyiinta xusbiga o iskaga hor yimid siyasaasada hogaanka xusbiga sii wadaya inu yahay faysal cali iyo in kale oo la badalo.
xurguftaas waxa sii wad wadi mayno o wati laga heshiiyay ee maxkabadu so kala saartay arinta awgeedna waxaa ka baxay xusbigii masuuliyiin qaarna ay hoydeen alle ha u naxariisto ee qaarna ay noolyiino o aw ugu horeeyo cabdirahman ciro.
cabdirahman ciro wa gudomiyaha parlamanka jamuuriyada somaliland waxa keenay meesa iyo xisbiga aw ka soo baxayba waxa aw aha xisbiga cadaalda iyo daryeelka ucid.
waxaan manta runta ka sheegaya shaqsiyada cabdirahman ciro u qarsoon anigoon ku sii talax tagahayn oon ku fogaanahayn wax ceeb ahna ka sheegahayn o runta ka sheegaya.
cabdirahman ciro wa masuulka kobaan ee manta haba yaraate kalsooni aan ku qabin naftiisa iyo siyaasadiisa toona sababo badan awgood oo ay ka mid tahay in aanu aaminsanayn naftiisa waxaad ku garata go’aan ma laha aw ka qaato marxalada taagan sadex xil iskuma hayeen hadii aw in uun ku kalsoonyay siyaasadiisa iyo naftiisaba
wa kan kobade wali kamuu tagin xisbigii ucid o isagoo sheegay o yidhi waan iska casilay ayuu hadana kursigii paarlamaanka sii haysta.
wa tan labaade hadii aw donayo inu hiigsado jagada ugu saraysa oo hunguri ka galay inu madax wayne noqdo waxa aw ka tanaasuli laha xilk aw dawlada u hayo o waxa aw banaanka cad la joogsan laha waxyaabaha u qorshaysan ee aw shacabka uga dhigayo barjaamij ciro wa xaydha jecli baruurta jecli taasna meel laguma gaadho raganimada sharafta dadnimada waxaas oo dhan aya lagu waaya.
Dr gaboose wa siyasi la mid ah oo aanay wax wayn is dheerayn lakin waynu la wada socona qaabka aw uga tanaasulay jagadii wasiirnimo ee lo magacaabay iyo sida go’aanka cad ee aw uga qaatay naftiisa raganimo wa kalsooni taas ayaana meel lagu gaadha.
hadaan in yar ku sii daro oo talo ah kuna socota xisbiga ucid
runtii ucid waxa aw u baahanyahay is badal maamulka sarre ee u tartamaya jagada madaxtinimada waxa aw u baahanyay is badal siyaasadeed waxa aw u baahanyay is badal wayn oo ka duwan manta barnaamijka aw ku shaqaynayo dad cusub madax cusub afkaar cusub.
allaah ayaa mahad leh