|

Xirsi Cali Xaaji Xasan: “Madaxweynuhu kalsooni dheeraad ah oo aanu Wasiirada kale ku qabin buu iga qabaa, sababtaasina…”

Hargeysa 03, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Madaxtooyada
Somaliland Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka
bixiyay xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee xilligan dalku ku jiro.
Wasiirka oo waraysi dheer oo xiiso badan siiyay Telefishanka Horn
Cable, waxa uu ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Somalia,
siyaasaddaha gudaha ee xilligan, sababta keentay inuu noqdo wasiir ay
inta badan dadku hadal-hayaan ama ay ka cawdaan iyo qodobo kale.

Halkan hoose ka dhegayso waraysigaas oo dhamaystiran;

HAKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA WASIIRKA MADAXTOOYADA PRT1

 

 

HAKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA WASIIRKA MADAXTOOYADA PRT2
Qurbejoog.com, Hargeysa
editor@somalidiasporanews.com

Comments are closed