|

Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.

Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed,

 

 

Munaasabadan ahayd Tacsida ayaa looga wada hadlayey Odayaashaa geeriyoodey nafhuridii ay u soo galeen Ispoortiga soomaaliyeed iyaga oo ay ku dulsocto madaafiic oo aan loo aaba kala yeelin waxeyna mudan yihiin in la xuso sannad walba.

 

 

Waxaana odayaashii halkaa ka hadley ka mid ahaa Abaanduulihii isku soo duba ridey munaasibadan Tacsida ah waa Ciyaaryahankii Kubadda Cagta SOOMAALIYEED ee Barasamaadkii Dr-YUUSUF  ShAQAAQ oo ka waramey aqoona u lahaa marxuumintaa waxa kale oo ka mid ahaa duqeydii isboortiga oo kala ah Axmed Ciid,Liibaan Gabeere, Tuke,Maxamed Faarax Dabdamis,Saciid Faarax,Baare  Aweys X Danjire, iyo ciyaartoydii baridsamaadkii.Iyo qaar kale oo farabada.Waxaana isna halkaa ka hadley Gudoomiye ku xigeenka duqa gobolka banaadir Ali Axmed Guure.

Ugu dambeyntiina waxaa halkaa loogu duceeyey maxuumiintaa geeriyootey ugana baryeen inuu ilaahay naxariistii janno ka waraabiyo qoyskii ayka tageen iyo inagaba samir iyo iimaan inaga siiyo AAMIIN.

W/D-Jaahuur

qurbejoog.com

ab

 

Comments are closed