Ma Xasuusata Xiddigii Reer Holland (Johan Cruyf)?+
Holland-April-20-2012-qurbejoog.cob-A kyaartaay maanta iyo barnaamijkeen ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa taariihk nolaleedkii xiddigii reer Netherland Hendrik Johannes Cruijff.
Haddaba saaxiibayaal anigoona taariikhdiisa soo koobi karin aan ka soo qaato inta muhiimka ah.
Magaciisa runta ah waa (HENDIRK JOHANNES CRUIJF).
Cruyf wuxuu dhashey 25-April- 1947- Amstredam Holland-Age(64)Shaki kuma jiro inuu ahaa laacib reer Holland ah walow uu hadda yahjay Maamulaha Ama tababaraha xulka qaranka ee Catalan.
Cruyf wuxuu ku guuleysty saddex jeer Sannadihii 1971,1973,1974,(BALLON D’OR,waxaana gadaashii lamid noqdey Michel Plantini,Marco Van Basten iyo iyo mucjisada Hadda Lionel Messi.
Haddii aynu jaleecno naadiyaashii kala duwanaa ee uu lasoo kifaaxay
1964-1073- Ajax
1973-1978- Barcelona
1979-1980-Los Angles Aztecs
1980-1981- Washington Diplomats
1981——– Levante
1981-1983- Ajax
1983-1984- Feyenoord.
Xiddiga Cruyf wuxuu saftey 520-tan kulan Goolasfa uu dhaliyey waa 291 Goals ,Xulka qaranka wuxuu u saftey 48-jeer Goolasha uu dhaliyey waa 33-ex.Markii uu ka fadhiistey ciyaaraha siiba kubadda cagta wuxuu Tababare u noqdey 1985-1988 Ajax-1989-1996- barcelona-2009 wuxuu hadda tababare u yahay Xulka qaranka ee Catalonia.Haddaba saaxiibayaal taariikhda xiddigan reer Netherland Cruyf Jaahuur ahaan anoona soo koobin karin maanta intaa aynu ku soo qaadaneyna. Waadmahadsantihiin.
W/D-Jaahuur
qurbejoog.com-