|

Puntland oo diiwaangelintii laga cabanayo

Bossaso January 18, 2023 (QJ) -Ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee qaar ka mid ah gobolada Puntland ee Bari, Karkaar iyo Gardafuul ayaa la sheegay in ay isdiwaangeliyeen dad ka tiro yar kuwii la filayay.

Ururada siyaasada Puntland ayaa walaac ka muujiyay sawirka arinkan laga qaadaan karo bacdamaa ay sheegeen in dad inta is diiwaangelisay ka badani oo ay sheegeen in ay yhiihn ilaa hal million oo ruux ay degaanadaaa ku nool yihiin.

Guddida doorashooyinka Puntland ayaa qeyb ahaan lagu eedeeyay hoos udhaca dadka isdiiwaangeliyay iyada oo sidoo kalena la eedeeyay murana siyaasadeed ee Puntland ka jira awgood in aaney dadku is diiwaangelin.

TPEC ayaa tiyoo intaas oo dhami jirto hadana maalmaha soo socda joojineysa diiwaangelinta.

Comments are closed