|

Mucaaradka Somaliland oo mar kale xukuumadda u gudbiyay war-gelin mudaharaad ah

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland wuxuu maanta mar kale u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland codsi ku aadan mudaharaad ay ka samayn doonaan dhammaan lixda gobol ee dalka, iyadoo mudaharaadkaas uu yahay mid salmi ah.

Xubno ka tirsan mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayaan xoghayayaasha warfaafinta, arimaha gudaha iyo shaqada ee UCID iyo Waddani ayaa Wasaaradda Arimaha Gudaha u gudbiyay codsiga mudaharaadka.

Halkan hoose ka akhriso warqadda war-gelinta ah:

 

i

Comments are closed