|

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Qaab Xog la’aan ah uga Hadlay Xadhiga Weriye Cumar Seerbiya oo Sabtidii Madaarka Cigaal laga qabtay DAAWO

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee Solja Maxamed Jaamac Xuuto ayaa ka hadlay Xadhiga ay Laamaha amaanku doraad ku xidheen Weriye Cumar Seerbiya kadib markii uu ka soo degay Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa Xili uu ka Yimid Magaaladda Muqdisho isagoo ka hawl gala Idaacadda iyo Telefishanka Goob Joog oo Xaruntiisu tahay Muqdisho.

Comments are closed