|

Mid Ka Mid ah Hogaanka Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo Iska Casilay Xubinimadii Gudidii lagu Dhisay Shirkii Beelaha Garxajis Iyo Sabab Siyaasadeed oo Ku dhalisay DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Hogaankii Dhaqanka ee Ka Qayb galay Shirkii Beelaha Konfurta Hargaysa iyo Galbeedka Burco isla markaana Lagu doortay Hogaankii Shirkaasi ayaa Shaaciyey inuu Iska Casilay
Chief Caaqil Khadar Maxamed Cabdi Oo Iska Casilay Xubinimadii Guddidii Lagu Doortay Shirkii La Magac Baxay Garxajis Ee Dhawaan Hargaysa Ka Dhacay .

Comments are closed