|

Sagal Oo Ah Inanta Kalida U Saaraysa Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Aabbaheed Oo Ka Hadlay DAAWO

Sagal aabaheed iyo InaadeerkeedMumbai 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Sagal Cabdi Xasan oo ah inanta kalideedi ugu deeqday Inadeerkeed oo uu dhalay Wasiir Cali Mareexaan ayaa iyada iyo abaheed Ganacsade Cabdi Xasan waxay ka hadleen dareenkooda ku aadan xanuunka ku yimi inanka ay qoyska yihiin.
Arrintan oo daba joogta hadal shabakada bulshada iyo saxaafadda qaar keed baahiyeen oo ay ka hadleen inanta awoogeed iyo ayaydeed.
Hoos ka DAWO hadaladii Sagal iyo abaheed oo dhammays tiran.

Comments are closed