|

Gudoomiyaha Gudida Aqoonsi Raadinta Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe oo ka Hadlay Dhabaha loo marayo Citiraafka Somaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Aqoonsi raadinta Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe oo uu Magacaabay Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka hadlay dariiqa loo marayo Citiraaf raadinta Jamhuuriyadda Somaliland.

Comments are closed