|

Gobolka Sool oo ay Ka Bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Iyo Dareenka Bulshada DAAWO

Laascaanood 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Guud ahaan Gobolka Sool ayay si rasmi ah uga bilaabantay diiwaangelinta codbixiyaha Somaliland, iyadoo dadweynaha deegaankisina si balaadhan ugu soo baxeen diiwaangelinta.

Comments are closed