|

DAAWO: Ma Doonaysaa In aad Kordhiso Dhererkaaga?,Jawaabtu haday tahay Haa’a Ila Dhugo Muuqaalkan

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Waxaa la aaminsan yahay in hiddo raaca waalidku uu 80% ka yahay muuqaalka iyo jooga qofka bani’aadamka ah, halka 20% uu muuqaalka qofka iyo dhererkiisu saamayn la leeyihiin waxyaabaha kale ee dabiiciga ah sida cuntada iyo caafimaadka oo kale.

Comments are closed