Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland oo Daahfurtay Nidaam loogu talo galay Maamulka Iyo Maaraynta Dhulka DAAWO
Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta ayaa ka qayb galay daahfurka barnaamij cusub oo lagu baran doono maamulka iyo maareynta dhulka taas oo ay fulin doonto kuliyada sharciga ee jaamacada hargaysa.