Agaasimihii Hore Ee Cashuuraha Bariga Somaliland oo Ka Warbixyey Xaalad Cashuuraha Barriga Lixdii Bilood Ee Ina dhaafay
Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – C/raxmaan Jirbiir Cabsiiye waa Agaasimihii hore ee cashuuraha Bariga Somaliland waxaanu wax ka weydiinay habsami u socodka miisaaniyad 2016 iyo halka ay marayso iyadoo la,galay lixdii bilood ee hore C/raxmaan oo arimahaasi ka waramayaa waxuu yidhi
Horta dakhigu waa uu wanaagsan yahay waana bil uu hoos u dhaco iyo bil uu kor u kaco wasaarad ahaan waxaa caado ah in hadii uu dakhligu iskeeno lixda bilood ee hore ay soo baxayso dheeraad dakhli sanadkaasi
Hadiyo jeer labad lix bilood waxaa dakhli badan lixda danbe waxaan lakale ogaandoonaa juun marka ay dhamaato ,inuu dheeraad jiro iyo inuu dhinaansho jiro inkasta oo dalka sanadkan ay ka dhaceen abaaro baahsani
Wasiir wasaarad maaliyad marwo Samsam Cabdi Aaden is looga kabsado waxay yaraysay kharashaad kii aan daruuriga ahayn
Habad marka aan eeno nidaamka shaqo ee Wasiirku waa mid la jaan qaaday koba xaalad uu dalku ku jiro waxaanan ku sifeeyaa ( iron laydy )
Mr C/raxmaan Jibriil oo aanu wax ka weydiinay iSbedelka Dekada Berbera iyo heshiiska DP World is bedelka dhaqaale ee uu ku keeni karo cashuuraha bariga Somaliland ?
Horta maalgashigu waa mid muhiim u ah dhaqaalaha Somaliland cashuuraha bariga hadii aan eegno dhinac cashuuraha bariga waxaa ka soo gali kar 6% dhina shaqaalaha 10% wax kale iibsiga ama kharashka lagalo iyo macaashal macaashka sadex sadanadoodka dib oo boqolkiiba toban ah 10% waana in had heshiiska lagu daro
Hadab hadii heshiiskani yahay 442 milyan oo maal gashi ah waa mid mihiimadiisa leh hadii la balaadhinaayo 400m halka ay markii hore ka ahayd 620m tan
Waa mid aan soo dhawey nayno hadii lisle helo balaadhintaasi iyo teenii hore oo sideedii u shaqanaynaysa iyo khibarad Eng Cali Cumar Maxamed Xoor-xoor oo mudo 23 sano ka badan soo maamulaayey gaadhsiiyeyna meesha ay maanta taagan tahay waa inuu uu ku jiraa boodhka maamulaaya meesha maadaama uu cidkasta uga aqoon badan yahay
Gabo gabadii waxaan ku baaqayaa in Dekade teenii hore noqto mid gaar u shaqaysa ta cusubna ay noqto mid inoo soo kordhay
Bushadan waxaan ugu baaqayaa in aan laga hordhicin dedaal kaasi loogu jiro horumarka hekad Berbera ilaa inta aan helayno heshiiska rasmig ah oo qodob qodob ah.