”Waxaan Filayaa in Wasiir Xirsi Meeshii uu ka Tegay aad looga Tebay” Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax DAAWO
Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Madal Il-yartu is qabatay Waxa uu ka Sheegay in la tabay wasiir xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada k dib markii uu tareenka xukuumada ka degay.
Goobta uu hadalkaa ka yidhi laabsaalax waxaa ku sugaa siyaasiyiin waa weyn oo xirsi cali xaaji xasan ka mid ahaa.