Hargeysa —Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeedhi karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?.
Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeedho aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?.
Halkan Guji Oo Ka Dhageyso Barnaamijka Waa Kuma Aqoonyahan?
BBCSomali
Comments are closed