|

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Shaaciyey in Telefishanka Punt land Tv la Hoos geeyay Wasaaradiisa DHAGAYSO

maareeyeMuqdisho 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta DFS Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlayay kulan ka dhacay Muqdishu oo looga hadlyay horumarinta warbaahinta Somalia ayaa sheegay in ay heshiish ay wada gaareen wasaaradiisa iyo wasaarada warfaafinta maamul-goboleedyada dalka.
Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Tv-ga dowlada Puntland laga bilaabo maanta la hoos geeyay wasaarada warfaafinta xukuumada Somalia, isla markaana aqoonsiga wariyenimo ay bixin doonto wasaaradiisu.

Comments are closed