|

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ay Iska Casileen Madax Xilal sare ka haysay iyo Sababaha Keenay DAAWO

riyoqodaxHargaysa 15.July 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin Xilal Muhiim ah ka hayay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday inay Iska Casileen Xubin-nimadii iyo ka sii Mid ahaanshaha Xisbiga Waddani kadib Markii ay Saluugeen Hanaanka Maamul ee Xisbiga.

Masuuliyiintan oo kala ah xoghayaha qorsheynta Cabdirashiid Riyo-raac, xoghayahay arrimaha gudaha Mustafe Qodax iyo guddoomiyihii dhalinyarada xisbiga WADDANI Maxamuud Cabdilaahi Cabdi.

Masuuliyiintan oo ahaa kuwii ugu cad-caddaa dhinaca mucaaradada xisbiga WADDANI ayaa loo sibir-saarayaa is-casilaadooda xilligan in xukuumaddu door weyn ku leedahay, isla markaana ay ka mid tahay ol’olaha furfurka siyaasaddeed ee ay ugu talo-gashay inay ku kala daadiso awooddaha xisbiyada mucaaradka ah, taasoo ay u adeeg

Comments are closed