Lataliyihii madaxweynaha Somaliland Fuaad Aadan Cade oo Turkiga ku geeriyooday
Istanbul July 15,2015(SDN/QJ)-Waxa dalka Turkiga ku geeriyooday allaha u naxariistee Lataliyihii Arrimaha Bariga ee madaxweynaha Somaliland Md Fuaad Aadan Cade.
Marxuumka ayaa dalka Turkiga dhawaan loogu arrimo dhanka caafimaadka ah.
Marxuul Fuaad Aadan Cade oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland ee mudada dheer ka midka ahaa saaxada siyaasada dalka.
Wixii war ah ah ee arinkan naxdinta leh ku soo kordha halkan kala soco.
SDN/QJ-Istanbul