|

Maxkamadda Sare oo Shaacisay inay Ka Faro-xalatay Dacwadihii ugu Mudada dheeraa ee ay Ka Garnaqdo iyo Qabyada taagan DAAWO

Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa sheegay inay dhammeeyeen dacwado muddo dheer soo jiitamayay oo Maxakamadda sare horyaalay. Dacwadahan ayaa qaarkood lagu dhammeeyay dhaar.

Guddoomiyaha oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay in bulshada Somaliland khalad ka fahansan tahay maxakamaddaha oo u taagan caddaaladda iyo difaacidda xaqa, islamarkaana u arkeen meel dacwada gashaa aanay dhammaan.

Comments are closed