|

DAAWO:Suuldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale oo Bogaadiyay Mamulka Galmudug halka Puntland-na uu baaq u jeediyay

Edmonton July 06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka cusub ee loo doortay Galmudug.

Suldaanka Irir Samaale ayaa waxa uu taalyin wax ku oola u jeediyay maamulka iyo shacabka reer Galmudug, halka uu Suldaan Cabdikariim Faarax uu maamul goboleedka Puntland u jeediyay in ay nabad iyo deris wanaag ku soo dhaweeyaan madaxda cusub ee maamulka Galmudug.

 

Comments are closed