|

Maayarka Burco oo Mudaharaad lagaga soo hor jeedo ay Qaar ka Mid ah Dadweynuhu dhigeen DAAWO

Burco, 02.July 2015 (SDN/QJ)- Dad weynaha ku dhaqan magaalo madaxda labaad ee Somaliland, ayaa  mudaharaad ka hordhigay xarunta dawladda hoose ee degmada Burco, isla markaana waxay sheegeen inay ka cabanayaan waraaqo Maayarka iyo xildhibaanada Degmadaasi  iska soo dababa saarayaan oo lagaga qadaayo goobo istaan iyo dhul ah oo sharciyadiisa haystaan.

Comments are closed