|

DEG DEG: Doorasho ka dhacday magaalada dhuusamareeb oo Madaxweyne lagu doortay.

Dhuusamareeb, 1july, 2015(QJ/SDN) Wararka naga soo gaadhaya gobolada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa sheegaya in goordhaweyd halkaasi lagu doortay madaxweynaha Maamulka Gobalada dhexe ee ay Furtay maamulka Ahlusunna waljameeca. Shirkan ayaa mudo ka socday magaalada dhuusamareeb waxaana maanta ugu dambeyn noqotay in madaxweyne loo doorto sheekh Maxamed shaakir oo katirsan culumada ahlusunna Waljameeca. Maamulkan ayaa  kasoo horjeeda kii ka socday magaalada cadaado ee gobolada dhexe,Wixii warar ah oo kasoo kordha doorashada dhuusamaareeb halkan kala soco

wardeg dega

Comments are closed