|

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Socdaal Ku Tagay Magaalada Boorama iyo Soo dhawaynta loo sameeyay DAAWO

Hargaysa 16.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Boorama, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey dhamaan magaalooyinkii gobolkaa ee uu sii maray sida Goroyacawl, Dila iyo Boorama,
Madaxweye ku xigeenka iyo weftigiisu waxay dadweynaha gobolada Galbeedka Somaliland kala qayb geli doonaan xuska loo samaynayo munaasabadda sanadguurada 24-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland Madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii.

 

Comments are closed