Geeraar Xiiso badan Gef Sokeeye iyo Abwaan Cabdi Nuur Maxamed {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.March 2015 (SDN/QJ)- Hayb Soocu waa Mid ka mid ah Ficilada aan ku banaanayn diinta Islaamka iyo dhaqanka Wanaagsan labadaba .
Siday kuula Muuqataa in Qof aad Wanaag ku baratay aad ku nacdo markaad ogaato Cida uu ka soo Jeedo una aragto Cid Xun, in badan waa laga hadlaa Sidii loo joojin lahaa dhaqanka guracan ee Haybsooca amase xaqiraad Mujtamac dhan.
Weriye Mawliid Odowaa oo ka mid ah Asxaabta Shabakada Qurbejoog ayaa Xog waraysi Suugaaneed la yeeshay Abwaan dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Hargaysa oo lagu magacaabo Cabdinuur maxamed carab.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GEERAAR SUUGAANEEDKAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GeeraarkaGefS.mp3″]