|

DHEGEYSO Xildhibaan Bulqas:In maamulku gaaro Bariga waxaa hortaagan Xuukumada Somaliland

Hargeysa Mar 15, 2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Gollaha Wakiilada Soomaaliland ka soo gala Gobolka Sanaag ayaa xaaladda waddanka si weyn uga deyriyey, kana hadlay caddaalad darrada jirta, Xildhaabaanku waxa uu hadalkiisu ku soo beegmayaa xili 24 saacadood ka yar uu madaxweyneha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiiisa.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/bulqaas.MP3″]

 

 

HALKAN GUJJI OO DHEGEYSO SHIRKII JARAAID EE XILDHIBAAN BULQAAS

Comments are closed