Gaadiidleyda Lawyacado iyo Somaliland oo Wasiir Samaale ku eedeeyay inuu Magafe u Samaystay Bulshada DAAWO.
Saylac 07.March 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Gaadiidka isaga kala goosha Gobolada Awdal iyo Salal ayaa ku eedeeyay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale inuu Tacriifad aan hore loo arag ku soo rogay gaadiidka iyo dadka u kala goosha Somaliland iyo Jabuuti iyagoo xusay inuu Mudane Samaale u samaystay Shakhsi ay ku tilmaameen Magafe.
Saylac SDN/QJ