|

Cali Sanyare:Waxaan yaraanteydii maqli jiray, haddana, dhalinyarada Somaliland joogta ku hadaaqdaa in tacabirku ama tahriibtu tahay “DHIMASHO ama NOLOL”(DHEGEYSO PRT 6)

Geneva Mar 06,2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo iminka snoo socday mudo todobaadyo ah idiinkoo kala socday bogeenan qurbejoog.com

QEYBTA LIXAAD EE Txanahana iyo baahinta todobaadkana Wuxuu Wasiir Cali ka hadli doona TACABIRKA ama TAHRIIBTA iyo sidii horeba loogu  marowaayey xakameenteeda.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/san6.mp3″]

 

 

pointHALKAN HOOSE GUJI SI AAD U DHEGEYSATO QEYBTII 6AAD EE WAREYSIGA CALI SANYARE

 

SDN/Q

Comments are closed