|

“Nimankani Intii aanay Muqdisho ka soo Dhoofin ayaan u sheegnay inaanaan aqbali doonin inaan hor fadhiisano dad dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland Turkiguna …” Wasiir Xirsi {DHAGAYSO}

Istanbul 03.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Sababta dhalisay inuu Furmi waayo Wareegii 8aad ee Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia oo burburay kadib markii labada dhinac Miiska Wada Xaajoodka Isugu Iman waayeen.

Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Waraysi Siiyay Idaacada VOA ayaa Mawqifka Somaliland Waxa uu Wasiirku sheegay in ergada Somalia ka socday intii aanay ka iman Magaalada Muqdisho ay Turkiga u gudbiyeen Mawqifka ay arrintaas ka taagan yihiin hadii ay dhacdo.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGA WASIIR XIRSI

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xirsi03.mp3″]

Istanbul SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed