Daawo:La Taliyihii Madaxwaynahee Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Oo Is Casilay Taasi Oo Maalintii Shalayto Ahaydna Uu Wasiir Samaale Iska Casilay Taasi Oo Taagerada Kulmiye Sii Diciifinaysa
Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)-Muddo laba Cisho Gudahood, ayaa markii ugu horraysay uu masuulkii labaad oo ah La-taliyihii madaxweyne Siilaanyo ee Bulshada la Haybsoocaa iskaga casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
Mudane Barkhad Jaamac Xirsi oo muddo soo ahaa La-taliyaha Madaxweynaha ee Bulshada la Haybsooco, ayaa ugu dambayntii gudbiyey istiqaaladiisa ka dhanka ah Xilkaas uu madaxweynaha u hayey, balse ma sheegin sabab cad uu go’aankaas u qaatay.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com