|

Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee Sonsaf Ayaa Maanta Kulan U Qabatay Lagaga Hadlaayey Sidii Loola Soo Bixilahaa Macdanta Ku Duugan Somaliland

qqqqqq

Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayan Ee Sonsaf Ayaa Saaka Magalada Hargeisa Ugu furay Ururada Bulshada Kulan Aqoon Iswaydaarsi Iyo Wacyi Galina Ah Oo laga Hadlaayey  sidii baulshadu  loogu baraarujin  lahaa sida lola soo baxo shidalka iyo macdahana ku duugan dhulka somaliland iyadoo kulankani ay  ka soo qayb galenn wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland xuseen cabdi ducaale iyo wasiirka arimaha gudaha  cali maxamed waran cade  iyado kulankasi  la isku  waydarsaday   sidii  shidalka iyo macdanta loola soo bixilahaa iyadoo kulnakani ay goob jog ahayen  haayado caalami ahi ugu horayn waxa kulankasi ka hadlay gudoomiye ku xigenka sonsaf brawani   oo isagu ka soo waramay ujeedad kulankani loo soo qaban qabiyey waxaiyaguna madashasi ka hadlay wasiirada macdanta iyo arimaha gudaha

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasponews.com

Comments are closed