|

Daawo:Agaasimaha Guud Ee Wasarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Ka Makhraati Kagacay In Shaqadoodii Ay Hayaan Shirkado Gaar Loo Leeyahay

faysal cali

Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Agaasimaha Guud  Ee Wasaarada Booshaha Iyo Isgaadhsiin Somaliland  Faysal Cali Shekh ayaa Saaka Sheegay  In Wasradooda shaqadeda  ay  gacanta ku hayaan shirkado gaar loo leeyahay  iasgoo agaasimuhu  sheegay  inay  imika wax  ka qaban doonan  isgaadhsiinta somaliland

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed