Muslimiin lagu xasuuqay Masaajid kuyaal dalka Nigeria
Kano Nov 29,2014(SDN/QJ)- Qaraxyo isbada joog ahaa oo lala beegsaday Masjid ku yaal magaalada ugu Muslimiinta badan ee dala Nigeria ayaa waxa ku dhintay tiradii ugu badneyd ee dalkaa sanadihii u danbeeyay goob qura lagu xasuuqo.
Qarayada isbadabayiil oo sadex ahaa yaa waxa weheliyay raasaas ay ridayeen meliisho aan ilaa sheegan cida ay yihiin.
Masjidkan la weerar ayaa waxa ku dhintay inta ilaa iyo haatan laxaqiijiyay ilaa 81 ruux oo halkaa ku cibaadeysanayay.
Masjidka ayaa waxa uu u dhawyahay qasri uu ku nool yahay Lamido Sanusi oo ah Mufdiga labaad ee Muslimiinta dalkaas.
Mufdiga ayaa xiliga weerarku dhacay ka maqnaa Masjidka iyo Qasrigaba.
Degaanada Woqooyiga dalka Nigeria ayaa waxa sanadihii u danbeeyay ka socdau colaadyo Diimeedyo ay abaabuleen kooxda Boko Haraam.
SDN/QJ-Kano
contact@qurbejoog.com