Cashuuro Cusub oo Wasaaradda Maaliyadu ku soo Rogtay Qaar ka Mid ah Telefishanada dalka ka hawl gala Akhriso
Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland,ayaa warbaahinta madaxbanaan,gaar ahaan TV-yada ka doonaysa cashuur sanadeedyo isku liaaqan oo kala duwan kuwaasoo kala ah canshuurta macaal-mashaashka ah iyo canshuur sannadeedka canshuuraha Baerriga iyo tu kale oo lagu sheegay in ay tahay canshuurta ku waajibtay Riciifada ay kireeyaan ee laga daawado Hargeysa.
Waxaa kale oo canshuur laga rabaa shaqaalaha ka hawl gala mushaharka ay siiaan in ay ka jaraan canshuurta ku waajibtay.
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, qoraal ay soo saartay kuna socod siisay dhanaan TV-ada dalka ka hawl gala waxaa lagu faray in ay bixiyaan guud ahaan canshuuraha laga rabo kuna bixiyaan muddo todoba cisho gudahood ah.
Cashuurtan ayaa noqon karta mid Culays dhaqaale saarta Warbaahinta gaarka loo leeyahay
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com