|

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlay Xuska Maalinta Caruurta Adduunka DAAWO

Hargaysa 22.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/hi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasabada xuska Maalinta ilaalinta xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Magaalada hargaysa.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay Ixtiraamayaan Qawaaniinta Caalamiga ah.

dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Shaqada ayaa gaadhsiisay agab kala duwan xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka caruurta ee Xaafada Maxamed Mooge oo ay Wasaaradeedu gacanta ku hayso.

Comments are closed