|

Sallaxley oo ay Ku Wada Shirayaan Maamulka MaroodiJeex iyo Ka Dhagax Buur DAAWO

Sallaxley 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka M/Jeex oo ay wehelinayaan Xoghayaha Gobolka iyo Mas’uuliyiin kale ayaa  gaadhay Magaalada Sallaxley, halkaas oo ay wadahadal kula yeesheen wefti ka socda Gobolka Dhagaxbuur ee Gaar ahaan Magaalada Daroor ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Comments are closed