Daawo:Waa Xuskii 20 Guuradii Dagaalkii 1994kii Oo Waji Kale Leh ,Golahii Inqilab Baa Xukuumadu Samaysayu Mujahid Cali Yuusuf
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka sedaxad ee xisbiga ucid mujaahid cali guray ayaa mudaharaydaii maanta ka dhacay guud ahaan dalka ku tilmaay xuskii 20 guuradii dagaalkii sokeye 1994 oo uu sheegay inuu nooc kale ku bilaabmay iasgoo xukuumada ugu baaqay inay umada ka dayso khlakhalka iyo burburinta
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com