|

Mudaharaad isku badalay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Burco iyo Xildhibaano Wadaniya oo Xabsiga loo taxabay iyo xalada oo Cakiran

B15Nov14 (SDN/QJ)Wararka ka imanaaya magaaladda Burco waxa ay sheeggayaan in 3 qof ay ku dhinteen Magaaladda Burco ka dib markii mudaharaad shacabku ku muujinayaan inqilaabka ka socda Barlamaanka Somaliland ay isu soo baxeen ,ka dibna ciidamadda Somaliland ee Malatarigu ay xabad iyo rasaas shacabka ku rideen. Waraku waxa ay sheegayaan in xaaladda magaaladda Burco ay kacssan tahay shacabkiina loo adeegsanaayo xabad nool. warkan oo qurbejoog ka soo xigatay salaanmedia oo ku sugan goobta mudaharadka , waxa kale oo wararku shegayaan in xildhibaano ka tirsan xisbiga wadani looga yeedhay saldhiga Cd taas oo cabsi galisay in casiimada somaliland ay isku badasho goob Kacdoon waxii wara ku soo kordha kala soco qurbejoog.com

Xafiiska wararka qurbejoog/Hargaysa Somaliland

Comments are closed