|

Xukuumada Doorasho Ayaa Laga Sugaya Ee In Aay Farogeliso Gollaha Xeer Dejinta Meesha Ma Tallo

ila shalay iyo ila wiig hore xukuumadu waxa ay bilowaday fowdo hore leh iyado markii hore ba laga wada dhagarsana sid aay maanta xukuumadu dalka uu hogaamiinasyo ,wanna wax aad lola yaabo habdhaqanka ka muuqada hoogaanka dalka ,sida darteed anago ah garabka sweden waxa aan marka hore uga baqanyiina in xukuumadu golaha faraha kala baxado,,waxa kale oo aanu ugu baqayna in aay xukuumadu ilaaliiso nabadgelyada dalka
haddii aay nabadgelyada dalka ilaaliin waydo xallada dalku waxay noqon doonta mid xumata oo keenta in dalku inaaga wada burburo ,sii aanaay taasii uu dhiciin waxa aan ugu baqayna xukuumada in aay ku dhaqanto dastuurka sabbabto ah dastuurka dalka hadii la ilaliiyo wax xumanaya majirto laakiin marka aay kolba xukuumadu meel isku qaado waxa meesha ka baxaya nidaamkii dalka uu yallay ,hadday -se kolba xildhiibanda meel lacag ki siiso ama aay madaxtooyada ka soo abuusho ,tasi wax suurgal ah noqonmayso

waxaa aanu ku gebogabaynayna in shacabka reer somaaliland ilaaliyan nabadgelyada iyo xaasiiloonida dalka iyo in aay taageeran golaha wakiilada kuwaa jeceel dalkooda iyo dadkooda sii aan dalku dhibto uu gellin ,diidaan-na xumaanta golaha wakiilada ee shacabku soo doortay

waa aad mahadsantihiin

afhyeenka xisbiga wadani laanta sweden

Cantar Kidaar Cune

Comments are closed