|

“Xukuumadda sii dhacaysa Waxaa lagu Gartaa Dumar baa cidda la hadashaba u jawaaba” Xubno UCID ah DAAWO

Gebilay 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka tirsan Masuuliyiina Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in Xukuumadda sii dhacaysa lagu garto Haween guryaha ka soo baxa ama laga soo saaro oo Ciddii Xukuumadda la hadashaba u jawaabta, xadhigga sharciga aan loo marin ee Weriyeyaasha ka hawlgalayay Gabiley iyo Gar-adag ee Xukuumaddu Xabsiga dhigtay iyo ciddiyo ku dagaallanka ay muujinayso Xukuumadda Siilaanyo ee wakhtigeedu ku dhammaanayo badhtamaha sannadka soo socda.

Muuqaalka Masuuliyiintaas iyo Hadalladoodu ujeedddada ama Nuxurka ay xambaarsan yihiin waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

Gebilay SDN/QJ
contact@qurbejoog.com

Comments are closed