Somaliland oo Dhul-daaqsimeed Samaynaysa iyo Xog-waran lala yeeshay Lataliyaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha {DHAGAYSO}
Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Somaliland ayaa ku hawlan in ay samayso seerayaal ay ka faa’iidaysanayaan dadka xoolo dhaqatada ah kuwaasi oo xiliga jiilaalka u baahdaan goobo ay daaqaan ama ay calaf ka helaan xooluhoodu.
Abdirahman Bidhaan Haaji Daahir waa la taliyaha wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland waxaana uu seerayaashan iyo sida ay shaqaynayaan uga waramay wariyaha VOA ee Hargeisa, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuldaaqeen05.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com