|

Xisbiga Wadani Laantiisa Sweden oo umadda ka hambalyeeyay sanadka Cusub ee Islamka

Stockholm Oct 25,2014(SDN/QJ)-XIsbiga Wadani laantiisa dalka Sweden ayaa dhanbaal ay na soo gaarsiiyeen waxa ay guud ahaan umadda Islamka khaasatan bulshada reer Somaliland u rajeeyeen in sanadka cusub ee Islaamku u noqdo mid ay ku diirsadaan.

Qoraalkan oo uu na soo gaarsiiyay Afhayeen Xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md Cantar Kidaar Cune ayaa sidan u qornaa:

“haddii aanu nahay xisbiga wadaanii laantisa sweden waxa aan halkan hambalyo uga dirayiin dhmaan ummada islamka gaar ahaan ummada somaliand iyo kuwaa somaalida kale ah ba waxa aan halkan alle uga rajaayanyina in alle sannadkan kiisa kale bashbash iyo barwaaqo nagu gaadhsiiyo anaago ah dhmaan guddiyada xisbiga wadaani laaanta Sweden.”
cantar kidaar cune
afhyeenka xisbiga wadaani
laanta sweden

Comments are closed